Dil saakay ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa saakay Isgooska Ex-Control Balcad ee Degmada Hiliwaa waxa ay ku dileen nin shacab ah oo ku sugnaa goob shaaha laga cabo. Goob joogayaal ayaa ku waramay dhalinyaro biskoolado ku hubeesan ay dhoor xabadood ku dhufteen nin magaciisa lagu sheegay Cumar Geelle oo dadka deegaanka kamid ahaa. Warar ay baahiyeen Idaacadaha … Continue reading Dil saakay ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya